Ciidamada dowladda oo howlgal culus kawada deegaan ay shalay la wareegeen (Sawirro)
Ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgal culus ka wada deegaanka Janaay Cabdalle ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo, halkaas oo ay...
Ciidamo Huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay Deegaanka Janaay Cabdalle
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo ciidamada daraawiishta Jubbaland oo is garabsanaya ayaa goordhaw Al...
Xildhibaano loo diiday in ay u safraan gobolka Gedo iyo NSA oo sabab u...
Xildhibaanno katirsan dowlad goboleedka Jubbaland oo kusii jeeday gobolka Gedo ayaa laga celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib ammar kasoo baxay...
Axmed Madoobe oo Xil cusub u magaacabay Marwo Saciido Maxamed Musciid (Wareegto)
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu magacaabay latiyaha cusub Madaxweynaha ee arrimaha bulshada.
Axmed Madoobe ayaa u...
Madaxii hawlgalada Kooxda Daacish ee degaanada Puntland oo la qaarajiyey
Ciidanka Ammaanka Puntland ayaa sheegay in la dilay Madaxii hawl-galada kooxda Daacish ee gobolka Bari Abu-Albara Al Amani.
War ka soo baxay taliska Booliiska Puntland...
Maxay salka ku heysaa dhibaatada Laascaanood? (Dib ugu laabo taariikhda)
Somaliland siyaasadeedu waa mid togan oo cabireysa xaqiiqda dhabta ah ee maamulkeeda ka dhex jirta, inkastoo ay ku badan tahay qiiro xambaarsan ciilqab iyo...
Axmed Madoobe oo Dacwad ka gudbiyay Senator Fartaag iyo Maxamuud Sayid oo Muqdisho yimid
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa dacwad ka dhan ah senator C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag u...
Howlgal lagu dilay xubno badan oo katirsan Al Shabaab oo ka dhacay Deegaanka Muuse...
Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa xoogga Dalka Soomaaliyeed oo iskaashanayay ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaanka Muuse Xaaji oo hoos taga degmada Jamaame ee...
Shirkadda Ethiopian Airlines oo dib u bilaabeysa duulimaadyadii gobolka Tigray
Shirkadda Diyaaraddaha ee Ethiopian Airlines, ayaa ku dhawaaqday inay dib u bilaabi doonto duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Gobolka ay dagaalladu halakeeyeen ee Tigray.
Qoraal...
Sidee Messi iyo xulka Arjentina loogu soo dhoweeyey dalkooda hooyo? (Sawirro)
Diyaaradii siday xulka qaranka Argentina ee ku guulaystay koobka aduunka ayaa gaartay magaalada Buenos Aires subaxnimadii hore ee saaka (December 20), iyadoo wadanku leeyahay...