Friday, May 10, 2024

(Sawirro) Putin iyo dhigiisa Kim oo gaaray heshiis ka careysiiyey reer galbeedka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa wacad ku marey inuu taageero bilaa shuruud ah u fidin doono dhammaan go’aanada madaweynaha Ruushka Vladimir Putin, xili...

Jubbaland oo ka jawaabtay War shalay ka soo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha Somalia

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Jubbaland ayaa ka jawaabtay warkii shalay dowlada Somalia ka soo saartay  Doorasahooyinka Dawlad goboleedka Jubbaland. Wasaaradda Arrimaha...

(Akhriso) Axmed Madoobe oo soo saaray wareegto uu xilal cusub ku Magacaabay

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Cumar Yusuf u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Dhoobley sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Cabdinuur Wali khaliif...

(Akhriso) Jubbaland oo eedeysay DF, soona dhoweysay hadalka QM & Maraykanka

Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay fara galinta siyaasadeed iyo khal khal galinta amni ee ay Dawladda Federaalka Soomaaliya ka wado...

Axmed Madoobe oo arimo Xasaasi ah ka hadlay Hanjabaad culus hawada soo mariyay

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta markii ugu horeesay Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo tan iyo markii dib loogu doortay...

Axmed Madoobe oo booqday Suuqa Kalluunka ee Magaalada Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday suuqa kaluunka ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa kaluun markaas laga soo bixiyay bada Oo...

Cali Jeyte oo xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab

Maamulka gobol Hiiraan ayaa xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ku yaalla jiinka webiga Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cali Jeeyte Cismaan...

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal dad kala duwan lagu soo qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal gaar ah waxa ay ka fuliyeen gudaha Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo iyo deegaano...

Ciidamada amaanka oo qabtay labo nin oo la tuhmayo in ay dileen Sargaal ciidan...

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ku qabtay labo nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil degmadaasi loogu...

Al Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ay ku sugnaayeen ciidanka dowlada iyo kuwa...

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhig ay degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose kaga sugnaateen ciidanka dowlada iyo kuwa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs