Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Mohamed Al-Hamadi

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga qaran ayaa kulamo la qaatay masuuliyiin...

Qaar kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Kismaayo gaaray (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa maanta gaaray si weyna loogu soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada  Hirshabelle iyo Galmudug. Garoonka Diyaaradaha magaalada...

C/naasir Seeraar oo u digay Madaxda iyo Siyaasiyiinta Kismaayo u tageysa Caleemo saarka

C/naasir Seeraar Maax oo kamid ah Siyaasiyiinta sida weyna uga oo horjeeda Sheekh Axmed Madoobe sidoo kale Koox taageersan Kismaayo ugu doorteen in uu...

Sadex gudoomiye degmo oo loogu hanjabay xil ka qaadis, haddii aysan ka laaban..

Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa mar kale dowladda federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku hayso qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gedo,...

Ciidanka Danab oo degaano ka tirsan J/hoose kala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidanka xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgalo saacadihii ugu dambeeyey ay ka fuliyeen Gobolka Jubbada Hoose ay ku dileen xubno ka tirsan...

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland shir ku yeeshay Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya iyo Wasiirada maaliyadda ee Maamul goboleedyada. Shirkan ayaa...

Nabad sugida Jubbaland oo fashilisey qarax lagu aasayey duleedka Kismaayo (Sawirro)

Nabad sugida iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa degaanka Cabdalla Biroole ee duleedka Kismaayo ku soo bandhigay Miino ay sheegeen in la doonayay in...

Jubbaland oo War kulul ka soo saartay sharciga cusub ee doorashada (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sharci darro ku tilmaamay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya uu ansixiyo Sharciga Doorashada,...

Axmed Madoobe oo Gudoomiyay Shir looga hadlay arin Muhiim ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hab maqal iyo muuqaal ah ku gudoomiyay shirkan oo diirada lagu saarayo Xaalada abaaraha ee ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs