Thursday, March 28, 2024

Axmed Madoobe oo kulan deg deg ah isugu yeeray Wasiirada Amniga iyo Taliyaasha ciidamada...

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isugu yeeray shir deg deg ah oo magaalada Kismaayo ku yeelanayaan Wasiirada Amniga iyo...

Ciidamada Maraykanka oo duqeyn dhimasho badan geysatay ka fuliyey duleedka Kismaayo

Duqaymo cirka ah oo ay qaadeen militariga Maraykanka ee jooga Somalia ayaa lagu dilay 18 kamid ah kooxda Alshabaab kadib markii ciidamo Soomaali ah...

Axmed Madoobe oo Dhul ku wareejiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka

Madaxweynaha Jubaland mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali iyo xubno kale...

Axmed Madoobe oo Wadahadal la yeeshay Clementine Awu Nkweta iyo Xubno kale

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula qaatay Agaasimaha Gobolka ee Bariga, iyo Geeska...

Mid kamid ah maamul goboleedyada oo mamnuucay xirashada Indhoshareerka

Ciidammada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray amar cusub oo deegaanada maamulkaasi ka arimiyo looga mamnuucayo xirsahada Indhashareerka ay xirtaan haweenka.  Taliyaha ciidammada Booliska...

Askari dil iyo dhaawac ka geystay deg. Belad-xaawo oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Dowlada ee ku sugan degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigay askari dad shacab ah u geystay dil iyo dhaawac. Askarigan ayey...

Al Shabaab oo Fagaare ku toogatay Sadex nin uu ku jiray nin Oday ah...

Fagaare kuyaala deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubada Hoose ayaa shalay galab lagu toogtay sadex nin oo lagu eedeeyay in ay katirsanaayeen ciidanka dowlada Soomaaliya...

Xarun ay laheyd Shirkadda Hormuud oo la gubay (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud. Ciidamadaan ka tirsan kuwa Kenya oo kasoo...

Axmed Madoobe oo War kasoo saaray dilkii loo geystay Suldaan Rashiid Durre

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tacsi u diray dhamaan Shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ehelada qaraabada iyo Salaadiinta  geerida ku...

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo War ka soo saaray xiliga ay dhaceyso Doorashada

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo qoraal jawaab celin ah u diray beesha caalamka ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Jubbaland la qaban doono waqtigii la qorsheeyay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs