Friday, August 19, 2022

Dad aroos u socday oo ku dhintay Qarax ka dhacay gobolka Jubada Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta qarax miino uu haleelay gaari nuuca dadweynaha ee loo yaqaan Homy oo ay la...

Ciidamada amaanka oo qabtay labo nin oo la tuhmayo in ay dileen Sargaal ciidan...

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ku qabtay labo nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil degmadaasi loogu...

Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)

Madaxda maamul goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa galabta nasiino iyo damaashaad waxa ay u tageen...

Axmed Madoobe oo sharciyeystay guri uu ka dhistay Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Xarunta Hay'ada dhulka Jubbaland isagoo halkaas u tagay si uu u sharciyaysto guri uu...

C/rashiid Janan oo markii ugu horeysay ka soo muuqday Warbaahinta (Sawirro)

Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ka soo muuqday warbaahinta tan iyo markii dhowaan uu ka baxsaday xabsi ay leedahay DF oo ku yaalla...

Kismaayo oo laga dabaaldegay & Axmed Madoobe oo ka baaqday Salaadii Ciida (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa masuuliyiin iyo qayb kamid ah shacabka Jubbaland salaadda ciida kula tukaday xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada...

Akhriso Warqad uu Sheekh Axmed Madoobe usoo diray Madaxweyne Farmaajo 

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad uu ku cadeenayay sababaha uu  maamulkiisa ku qaaday ka qeyb galka shirka Madasha...

Ciidamo cusub oo lagu arkay magaalada Kismaayo iyo cabsi lasoo daristay Musharaxiinta qaar

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta qeybo badan oo kamid ah magaaladaasi lagu arkay ciidamo...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Federaalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka ah kuwaasoo shalay gaaray...

Axmed Madoobe oo dalbaday Wadahadal iyo Heshiis uu la gaaro dowlada federaalka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay ka hadlay munaasabad lagu sagootinayay wafuudii ka qeyb gashay caleemo saarkiisa ayuu ku shaaciyay in...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir