Thursday, May 9, 2024

Booliiska Jubbaland oo ka qeyb qaadanaya Howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab (Daawo...

Maamulka Jubbaland ayaa diyaar garow xoogan ugu jira howlgal ka dhan ah Al Shabaab oo la filayo in dhawaan ka bilowdaan deegaano iyo degmooyin...

Al-Shabaab oo dib ula wareegtay degaano dhowaan laga saaray

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobollada Jubbooyinka gaar ahaan Jubbada hoose ayaa sheegaya in xoogaga Al-Shabaab ay dib ula wareegeen gacan ku...

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay J/hoose (Magacyada)

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa Daraawiishta dawlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaanno hoos yimaada degmadda Jammaame ee gobolka Jubbada hoose. Howlgaladaan...

Axmed Madoobe oo la kulmay Wefdi uu hogaaminayay Francisco Madeira (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida maanta oo Talaado ah ku qaabilay Safiirka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Caetano...

Maxaa ka jira in nolol lagu qabtay Mid ka mid ah raggii Weerarka ka...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa faahfaahin ka bixiyey raggii weeraray hotelka Cas-caseey ee magaalada Kismaayo iyo tiradooda. Axmed Madoobe ayaa sheegay...

Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland oo shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka Doorashada 

Qaar kamid ah Mushataxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi ka socday Ururka IGAD ayaa shuruudo adag ku xiray in ay...

Musharraxiinta Mucaaradka Jubbaland oo Magacaabay guddi doorasho (Akhriso)

Musharraxiinta mucaaradka ee Jubbaland ayaa magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha, iyagoo sheegay inay dooran doonaan madaxweyne Khamiista nagu soo aadan. Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka...

Madaxweynihii hore ee Somalia oo laga hor joogsaday inuu u duulo Kismaayo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno la socda ayaa muddo saacado ah ku xayirnaa groonka...

Axmed Madoobe oo dalbaday Wadahadal iyo Heshiis uu la gaaro dowlada federaalka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay ka hadlay munaasabad lagu sagootinayay wafuudii ka qeyb gashay caleemo saarkiisa ayuu ku shaaciyay in...

Dowlada federaalka oo beri shir Muhiim ah ka fureysa Kismaayo iyo Ujeedka Shirkaasi oo..

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyada Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Wasiirka Maaliyada ayaa la...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs