Tuesday, August 9, 2022

(Sawirro) Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, C/raxmaan C/shakuur & xubno kale oo Kismaayo gaaray

Ka dib markii dowlada Somalia ay qaaday xanibaadii saarneyd duulimaadyada magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay, wufuud ay kala horkacayaan madaxdii...

(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Feysal Cali Waraabe oo kulan ku yeeshay Nairobi

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland. Labada Mas’uul ayaa booqasho ku joogay...

war

Bayaan_Dhaqanka_Hiiraan

Dagaal goordhaw ka bilowday magaalada Kismaayo iyo xog ku aadan cida uu u dhaxeeyo

Waxaa goordhaw dagaal uu ka bilowday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, dagaalka ayaana sida aan wararka ku helnay u dhaxeeya ciidamada...

Wasiir katirsanaa maamulka Jubbaland oo isku soo dhiibay ciidanka Dowlada

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo isku soo dhiibay...

Kismaayo oo laga dabaaldegay & Axmed Madoobe oo ka baaqday Salaadii Ciida (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa masuuliyiin iyo qayb kamid ah shacabka Jubbaland salaadda ciida kula tukaday xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada...

Gudoomiyihii gobolka Gedo oo xilka wareejiyey ka dib cadaadis kaga yimid DF

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimu) ayaa xilka ku wareejiyey gudoomiyaha cusub ee gobolkaas. Warar shalay u soo baxay ayaa...

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeyn khasaaro geestay ka fuliyay Gobolka Gedo

Diyaaradaha dagaalka dowlada Kenya ayaa duqeymo xoogan oo dhaliyay khasaaro nafeed ka fuliyay deegaano badan oo katirsan gobolka Gedo , waxaana duqeymahan lala beegsaday...

Cabdullaahi Abyan Nuur iyo Xubno la socda oo u ambo baxay magaalada Kismaayo

Guddomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo xubno kale oo guddigaasi katirsan ayaa goordhaw u ambo baxay magaalada Kismaayo...

Afar Senator oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo (Akhriso Magacyada)

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo dhameestirtay sideeda xubnood ee Aqalka Sare ugu matalaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo. Waxaa...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir