Tuesday, April 23, 2024

Shiikh Shaakir oo ka hadlay Wararka sheegaya inuu Khilaaf kala dhexeeyo Madaxweyne Xaaf

Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo maanta Warbaahinta ula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa beeniyay inuu jiro Khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Xaaf,...

Boqolaal ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray degmada Guriceel (Daawo Sawirro)

Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa Milateriga Itoobiya  ayaa manata gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan Itoobiyaanka ah oo...

Khilaaf cusub oo ka dhex curtay Madaxweyne Xaaf iyo Shiikh Shaakir (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Shaakir ayaa waxaa ka dhex curtay khilaaf cusub oo si lama filaan...

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo si kulul uga jawaabay eedeyn kaga timid C/wali Gaas

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si carol eh uga jawaabay eedeymo kaga yimid madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Mar uu ka hadlayey Gaas...

War-saxaafadeed caawa ka soo baxay Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada (Akhriso)

Qoraal caawa ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa looga hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Cadaado. Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Cadaado ayaa...

Xildhibaanada Galmudug ee Cadaado oo doortay Madaxweyne cusub (Daawo Sawirro)

Axmed Maxamed Maxamuud (Baasto) ayaa goor dhow loogu doortay magaalada Cadaado madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug. Baasto oo horey u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha...

Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ka socota Cadaado

Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka socota doorashada Madaxweyne cusub oo maamulka Galmudug yeesho, iyadoo marka doorashadan ay dhamaato ay Galmudug yeelab doonto madaxweynihii labaad. Doorashadan...

Madaxweyne Xaaf oo xirtay dareeska Milatariga kuna dhawaaqay dagaal (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa maanta isaga oo xiran dareeska ciidanka Milatariga waxa uu kormeer ku tagay xero ciidanka Daraawiishta...

Senataro ka tirsan Aqalka sare oo jawaab kulul siiyey Madaxweynaha Galmudug (Akhriso)

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedeymo kaga timid madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale geelle Xaaf taasoo aheyd inay fara gelin...

Cali Gacal Casir oo si kulul uga jawaabay Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Xaaf...

Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa ka jawaabay qoraal maanta ka soo baxay Madaxweyne Axmed Ducaale...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs