Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Cali Gacal Casir oo si kulul uga jawaabay Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Xaaf (Akhriso)

Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa ka jawaabay qoraal maanta ka soo baxay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo lagu magac dhabay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan federaalka oo uu ku eedeeyey iney fara gelin ku hayaan maamulkiisa.

Cali Gacal Casir ayaa masuuliyiinta uu Xaaf magacaabay ka difaacay eedeynta uu u jeediyey, isagoo xusay in Xaaf uu yahay shaqsiga ugu horeeya ee burburka la daba taagan maamulka Galmudug.

Hoos ka akhriso qoraalka Cali Gacal Casir

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Rajada Madaxweyne Farmaajo oo xumaatay iyo Heshiis Sadex geesood ah oo la gaaray

Cabdi Cade

Hogaanka Ahlu Sunna oo codsaday in Xabada laga joojiyo fursad ay ku baxaana la siiyo

Cabdi Cade

Dagaal Khasaaro geestay oo Muqdisho ka dhacay iyo faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---