Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

War-saxaafadeed caawa ka soo baxay Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada (Akhriso)

Qoraal caawa ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa looga hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Cadaado.

Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Cadaado ayaa maanta Madaxweynaha Galmudug u doortay inuu noqdo Axmed Baasto ka dib markii ay dhowaan xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf.

Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa ku tilmaamay doorashadaas mid aan waxba ka jirin oo sharci daro ah.

Hoos ka akhriso qoraalka ay soo saareen:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Al Shabaab oo weerar xooggan oo qaraxyo ku bilowday Saakay ku qaaday degmada Balcad

Cabdi Cade

(Daawo) Qoorqoor oo ka hadlay qaraxii ay ka badbaadeen isaga iyo masuuliyiin kale

Caydiid Ali

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay dad u dhashay Israa’iil oo lagu eedeeyey..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---