Thursday, March 28, 2024

Xaaf oo Shaaciyay Cida ka dambeeysay dadkii lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku eedeeyay ciidamada Milatariga dowlada Soomaaliya in ay ka dambeeyeen dadkii kasoo jeeday Koonfur Galbeed iyo...

Wareegto ku saabsan Muddo Xileedka Baarlamaanka Galmudug ee Waqtiga Kalaguurka oo lasoo saaray

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Wareegto uu soo saaray kusoo dhaweeyay Qoraalkii dhawaan kasoo baxa Wasaarada Arimaha Gudaha ay ka...

Ragii ka dambeeyay Dil duleedka Dhuuso Mareeb loogu geestay dad kasoo jeeda Koonfur Galbeed...

Maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay rag lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil dhawaan deegaanka Bulucale ee duleedka...

Shiikh Shaakir:” Koonfur Galbeed waa Galmudug, Galmudugna waa Koonfur galbeed”

Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa si kulul u beeniyey warar 24-kii saac ee la soo dhaafay qabsaday baraha bulshada iyo warbaahinta Soomaalida oo sheegayey  in...

Xaaf oo la kulmay wafdi ka socday UN-ka oo gaaray Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)

Wafdi ka tirsan Qaramada Midoobay oo isugu jira madax iyo farsamo-yaqaano ayaa maanta yimid Magalaada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Socdaakooda ayaa la xiriiray...

Maamulka Galmudug oo soo saaray amar ka dhan ah dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuuso Mareeb iyo Gariceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu amar kusoo rogay dadka kasoo jeeda deegaanada...

Madaxweyne Xaaf oo shaaca ka qaaday in uu tagi waayay Gurigiisa Muqdisho kana hadlay...

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa ka hadlay cadaadiska uu maamulkiisa kala kulmayo dowlada federaalka Soomaaliya oo xiligan khilaaf xoogan kala dhaxeeyo. Waxa...

Cabdirashiid Xaashi Cartan oo ka soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey

Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee uu xilka  ka qaaday Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyay. Cabdirashiid...

Wararkii ugu dambeeyey Khilaaf ka dhex curtay Xaaf iyo Ahlu Sunna

Waxaa soo baxaya faahfaahino la xiriira kulan magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray Madaxweyne Xaaf iyo Xubnaha Ahlusuna ee ku biiray Galmudug. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in...

(Akhriso) Madaxweyne Xaaf oo xil u Magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiriye

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug ee maamulka Galmudug, isagoo magacaabay guddoomiye cusub oo bedelaya. C/raxmaan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Ma jeclaan laheyd in lagu caawiyo haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs