Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Wareegto ku saabsan Muddo Xileedka Baarlamaanka Galmudug ee Waqtiga Kalaguurka oo lasoo saaray

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Wareegto uu soo saaray kusoo dhaweeyay Qoraalkii dhawaan kasoo baxa Wasaarada Arimaha Gudaha ay ka qaadatay hanaanka iyo waqtiyeynta doorashada Galmudug.

Wareegtada kasoo baxday Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa sidoo kale lagu sheegay  In loo baahanyahay in doorashadu dhacdo waqtigii loo asteeyey si loo
dhaqan geliyo nidaamka dimuquraadiga ah ee Galmudug ay ku dhisantahay.

Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sidoo kale xeeriyay in Baarlamaanka DGGM ee ka kooban 89-ka xubnood uu sii shaqeeyo inta laga soo
dooranayo Baarlamaanka cusub.

Akhriso Wareegtada kasoo baxday Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxay ka wada hadleen RW Khayre iyo Maamulka Shirkadda Enez (Sawirro)

Caydiid Ali

Wasiir Beyle oo la kulmay xubno ka tirsan hay’addaha IMF & World Bank (Sawirro)

Caydiid Ali

Shir Xasaasi ah oo dhax maraya Ra’isul Wasaare Rooble iyo Madaxda maamul goboleedyada

Cabdi Cade
Taboola Ads ---