Xaaf oo la kulmay wafdi ka socday UN-ka oo gaaray Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)

Wafdi ka tirsan Qaramada Midoobay oo isugu jira madax iyo farsamo-yaqaano ayaa maanta yimid Magalaada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Socdaakooda ayaa la xiriiray sahminta goobta loo diyaarinayo iney dagaan hay’adaha QM oo dhawaan si rasmi uga furan doona Magaalada Dhuusamareeb.

Ugu danbeyntii wafdigu waxay xarunta Magadaxtooyada kulan isfaham ku idlaaday kula qaateen Madaxweyne xaaf si nabad ayeyna uga amababaxeen magaalada Dhuusamareeb isla maanta iyagoo dib ugu laabtay Muqdisho.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -