Monday, May 20, 2024

Kulan lagu taageerayay Dib u dhiska Galmudug Mideysan oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan balaaran oo lagu taageerayay dib u dhiska maamulka Galmudug iyo sidoo kale dadaalada uu Ra'isul Wasaare Kheyre...

Al Shabaab oo shaacisay Magaca iyo Qabiilka ninkii hogaaminayay Weerarkii Kismaayo

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galabtii jimcaha weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxa...

RW Khayre oo Dhuusamareeb ku qaabilay Madaxweynaha Hirshabelle (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kula kulmay madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi...

Madaxweyne Waare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta gaaray magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wafdiga Madaxweyne Waare waxaa...

Mid ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo beri ku wajahan Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu horkacayo ayaa la filayaa iney beri booqasho ku tagaan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Waare...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Qaraxyadii maanta ka dhacay Dhuuso Mareeb

Labo qarax oo miino ayaa maanta ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana qaraxyadan ka dhashay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo maanta lagu aasay maqaayar yar oo shaaha laga cabo ah oo kutaala magaalada Dhuuso Mareeb ee...

Qarax miino oo goordhaw ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ka dhacay qarax miino oo dhaliyay khasaaro kala duwan. Sida...

RW Khayre oo soo gebagebeeyey safarkiisii Magaalada Gaalkacyo (Halkuu ku sii jeedaa)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalmahan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta markii 3aad Labo todobaad gudahood dib ugu laabanaya Magaalada...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Hoyga Nabadda Gaalkacyo (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay Hoyga Nabadadda magaalada Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaaraha oo dhismaha hoyga nabadda ku...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs