Monday, May 13, 2024

Ciidamo katirsan AMISOM oo caawa gaaray deegaano katirsan Galmudug

Ciidamo katirsan howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM oo ka baxay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa caawa gaaray deegaano katirsan gobolka Galgaduud ee...

Sheekh Shaakir oo la kulmay Taliyaha ugu sareeya Ciidamada AMISOM (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray saraakiil uu hogaaminayay taliyaha ugu sareeya ciidamada AMISOM Jen. Ticabu Yilma oo u dhashay dalka Itoobiya. Taliyaha...

Ciidanka AMISOM oo ugu dambeyn la go’aamiyey in la geeyo Dhuusamareeb

Xukuumada Soomaaliya iyo Taliska ciidanka AMISOM ayaa maanta oo Jimce ah waxay isku raaceen in ciidamo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika la geeyo Magaalada...

Taliyaha ciidamada AMISOM oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)

Taliyaha ciidanka Midawga Africa ee AMISOM Gen. Tigabu Yilma ayaa goordhaw ka dagay garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo...

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug oo ku dhaawacmay shil gaari

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa ku dhaawacmay Shil Gaari oo ka dhacay gobalka Mudug manta sida ay sheegayaan wararka halkaas...

Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay Xiisadii u dhaxeysay Dowlada iyo Ahlu Sunna (Daawo...

Wasiirka arrimaha gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye oo kulan la qaatay ganacsatada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay xiisadii ka taagneyd Dhuusomareeb ee u dhaxeysay Dowlada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisadii ka taagneyd Dhuuso Mareeb iyo Xal horu dhac ah oo...

Magaalada Dhuusomareeb waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeyay dowlada federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Ahlu Sunna ee horey u maamulayay...

Madaxweyne Xaaf oo safar aan horey loo shaacin ku tagay Hobyo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta safar aan horey loo sii shaacin ku tagay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaas uu...

Ergada Beesha Sacad Uga Qayb Geleysa Shirka Dib-u-heshiisiinta Oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Gudiga qaban-qaabada dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ergada Beesha Sacad uga qeyb geleysa shir-weynaha la isugu keenayo dhammaan beelaha Galmudug si ay...

Xukuumadda oo caddeysay In dowladdu aysan Jebin Heshiiskii ay la gashay Ahlu sunna (Sawiro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs