Friday, January 21, 2022

Miisaaniyada Maamulka Galmudug ee sanadka 2022 oo la ansixiyey (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo galabta ku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa...

Jadwalka Doorashada labada kursi ee ka haray Aqalka Sare oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Heer Dowlad goboleed Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada kursi ee ka haray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Qoraal kasoo baxay guddiga...

Ahlu Sunna oo dooneysa in Ra’isul Wasaare ka noqoto Dowlad Goboleedka Galmudug

Guddoomiyaha guud ee kooxda Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay arimo dhoor ah ay kamid...

Madaxweyne Qoorqoor oo Barnaamij cusub ka daahfuray Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa ka qeybgalay Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Barnaamijka Daadejinta Adeegyada...

Qoorqoor oo cafis u fidiyey Sarkaal Ahlu-sunna kala soo goostay qori dhashiike ah

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa cafis u fidiyay Dhamme Nuurdeeq Ali Abdi faarax oo ka tirsan Saraakiisha Nabadsugida Soomaaliya balse Ahlusunna u...

Maxaa ka socda degaanka Bohol oo farsiisin u ah Shiikh Shaakir & ciidamadiisa?

Wafdi iskugu jira Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo ganacsato ka ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku sugan degaanka Bohol oo fariisin u ah Shiikh...

Madaxweyne Qoorqoor oo warbixin xasaasi ah laga siiyey amniga Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo maanta ka dhacay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa...

Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo gaaray Deegaanka Bohol iyo Wadahadalo socda

Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen deegaanka Bohol ee dhaca duleedka magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo fariisin u ah...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ugu baaqay Ahlu Sunna in hubka dhigaan isna dhiibaan

Ciidamada dowlada federaalkka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa dhawaan dagaal dhiig badan ku daatay magaalada Guriceel kula galay ciidamo hubeesan oo taabacsan kooxda...

News in English

In Honor of the Founding Father Adan Adde, Farmajo Should Vacate...

History repeats itself. On July 1, 1960, Somalia became sovereign state described as unitary, democratic republic based on people’s representation, led by an exceptionally...

Xulka Allbanaadir