Wednesday, March 22, 2023

Madaxweyne Qoor Qoor oo Boggaadiyay guul weyn oo saakay gaareen Ciidanka huwanta

War saxaafadeed uu goordhaw soo saaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayuu kaga hadlay qabsashada  ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka degmada...

Ciidanka Dowladda oo si buuxda ula wareegay Degmada Ceeldheer iyo DF oo ka hadashay

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya oo gacan ka helaya iyo kuwa deegaanka ayaa saakay si buuxda ula wareegay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay...

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Deegaanka oo goordhaw galay Xarardheere

War goordhaw kusoo dhacay warqabadka shabakadda Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidanka kumaandooska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Danab iyo Gorgor oo gacan ka helaya ciidamada...

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Hobyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhiga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa saakay soo gaaray Magaalada Hobyo...

Qoor Qoor iyo Wasiirka Difaaca oo gaaray Degmo Abaabul dagaal ka socdo (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) uu wehliyo Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa gaaray degmada Wisil ee gobolka...

Sargaal katirsan Al Shabaab iyo Saanad uu waday oo gacanta u galay ciidanka Dowladda

Ciidanka milatariga dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa wada howlgalo balaaran oo Al Shabaab looga saarayo deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka...

Ciidamo ka qeyb galaya Howlgalka lagu qabsanayo Xarardheere oo la sagootiyay (Sawirro)

Ciidamo katirsan daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug oo ka qeybqaadanaya howlgalka la doonayo in Al Shabaab looga saaro degmada Xarardheere ayaa maanta laga sagootiyay deegaanka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay Howlgalka ka bilowday Mudug iyo la wareegida Ceelhuur

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdikaariye (Qoorqoor) ayaa goordhaw war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay howlgalada ka bilowday Koonfurta gobolka Mudug gaar ahaan...

Ciidamada Huwanta ah oo kusii siqaya Xarardheere iyo Al Shabaab oo Ammaro soo rogtay

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo Haramcad oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ayaa howlgalo kawada deegaanno katirsan gobolka Mudug, waxa...

Ciidamada PSF oo lagu arkay Deegaanno katirsan Galmudug iyo Ujeedkooda oo la ogaaday

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad goboleedka Puntland iyo hubkooda ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo...

News in English

Somali President arrives in Asmara for bilateral talks with Eritrean leader

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has kicked off his two-day official visit to Asmara, the...

Xulka Allbanaadir