Thursday, April 25, 2024

Puntland oo taakuleyn ugu deeqday ciidanka Galmudug ee dagaalka kula jira Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa Galmudug oo uu matalayo Maamulka Degmada Gaalkacyo ku wareejiyay Taakuleyn loogu talo galay...

GALMUDUG MINISTRY OF JUSTICE IS ADVERTISING THREE POSITIONS:

Wasaarada Cadaalada iyo Garoorka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo bandhigtay Fursado shaqo oo ka banaan, hada Linkiga Hoose ka akhriso Fursadaha shaqo ee ka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xaalku ku xun yahay Labo darana mid dooro ay heesato...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xiligan wajahaya cadaadis xoogan oo kaga imaanaya dhinacyo kala duwan taa oo halis galineysa...

Ahlu suna iyo Madaxweyne Axmad Ducaale Xaaf  vs Galmudug !!

Siyaasadu waa hab loo maamulo ama lagu maamulo dowlad waxaana haga maamulidaas hab sharciyeedka u degsan dowladaas EE ma aha aragti  koox ama shaqsi...

Jadwalka Doorashada labada kursi ee ka haray Aqalka Sare oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Heer Dowlad goboleed Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada kursi ee ka haray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Qoraal kasoo baxay guddiga...

Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Rooble oo si heer sare loogu soo dhaweeyay Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’iisul...

Wafdi gaaray Dhuuso Mareeb iyo Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midawga Afrika u qaabishan Soomaaliya, Francisco Madeira, iyo...

Masuuliyiintii Ahlu Sunna oo isaga baxay Dhuusomareeb iyo xog ku aadan halka ay joogaan

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug isaga baxeen inta badan masuuliyiintii Ahlu Sunna ee dhawaan...

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Gudoomiye Max’ed Nuur Gacal (Sawirro)

Musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Galmudug intooda badan ayaa galabta magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay gudoomiyaha cusub ee baarlamanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs