Wednesday, May 1, 2024

Amaro lagu soo rogay dadka kunool magaalada Dhuusamareeb (Akhriso)

Maamulka Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa soo saaray amaro lagu xaqiijinayo amaanka magaaladaasi oo la filayo in ay ka dhacaan shirar dib u heshiisiin...

Xukuumadda oo caddeysay In dowladdu aysan Jebin Heshiiskii ay la gashay Ahlu sunna (Sawiro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka...

Dil Naxdin iyo argagax leh oo ka dhacay degmada Hobyo ee gobolka Mudug

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Hobyo ee Gobolka Mudug dil argagax leh oo aad looga naxay ayaa maanta halkaas ka dhacay...

Hogaanka Ahlu suna oo caawa kulan xasaasi ah ku leh Magaalada Dhuusamareeb

Xarunta Inji ee magaalada Dhuusamareeb waxaa kulan deg deg ah uu uga socdaa caawa hoggaanka ugu sareeya Maamulka Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug...

Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay tirada Odayaasha la bedelay iyo Qabiiladooda

Guddiga Doorashada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa ka hadlay isbadal lagu sameeyay qaar kamid ah Odayaasha Saxiixayaasha iyo sida Ahlu Sunna Xildhibaanada la...

Xirsi Yuusuf Barre oo si cad uga soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saarey wareegto uu ku sheegay inuu xilalkii ka qaadey mas’uuliyiinta Maamulka degmada Gaalkacyo,...

Ahlu Sunna oo bilowday Gor gortan cusub si ay u ogolaadaan Doorashada Galmudug

Kooxda Ahlu sunna oo tiro xildhibaano ah ku leh Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa hada caqabad ku noqotay habsami u socodka doorashada Madaxweynaha Galmudug...

Mareykanka oo aqoonsaday doorashada Madaxweyne Qoor-qoor (Akhriso)

Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa barteeda Twitterka ku soo...

Ciidamada amaanka oo fagaare bur buriyay dhalooyin Khamri ah (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxa ay kusoo qab qabteen dhalooyin khamri ah oo lagu iibinayay qeybo...

Guddoonka Guddiga caleemo saarka madaxda Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi kooban oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Yuusuf Garaad Cumar ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Waxaan garoonka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs