Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda Soomaaliya oo xayiraada ka qaaday garoonka Doolow

Dawladda Soomaaliya, ayaa xayiraada ka qaaday garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo maamulaan masuuliyiin katirsan maamulka Jubbaland.

Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya , ayaa warqad ay soo saartay xayiraada uga qaaday garoonka diyaaradaha Doolow, diyaaradihii ka degi jiray garoonkaasi ayaa muddo bilooyin ah laga mamnuucay.

Dowladda Soomaaliya, ayaa marar badan isku dayday in maamulka Doolow ku qanciso in ay iska diidaan maamulka Jubbaland, hasa ahaatee maamulka Doolow ayaa iska diiday damaca dowladda Soomaaliya .

Related posts

Qoor Qoor oo guddoomiyay Shir looga arrinsanayay howlgal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Cabdi Cade

Ciidamo cusub oo lagu wareejiyay amaanka xarunta Baarlamaanka Puntland

Cabdi Cade

Faahfaahin: Taliye Cabdirashiid Xiirey iyo askar kale oo lagu dilay qarax miino

Caydiid Ali
Taboola Ads ---