(Akhriso) Doorashadii Madaxweynaha Galmudug ee Cadaado oo muddo kooban dib loo dhigay
Qoraal ka soo baxday Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magaalada Cadaado ee ayaa waxay shaaaca kaga qaadeen Jadwalka cusub ee doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi.
Xildhibaanada ayaa...
Duqeymo culus oo galabta illaa caawa ka socda degaano ka tirsan gobolka Mudug
Degaanka Maamiye oo u dhaxeeya Tuulooyinka Camaara iyo Caad ee degmada Xarardheere gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay duqeyn ay geysatay dayuurad loo badinayo...
Nin lasoo taagay Fagaare ay Al Shabaab ku toogan lahaayeen oo si lama filaan...
Fagaare kuyaala degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa shalay lasoo taagay nin gacan ku dhiigle ahaa oo lagu helay in uu dil geestay, waxaana...
Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo taabacsan Xaaf oo loo diiday in ay galaan Dhuuso Mareeb
Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa loo diiday in ay gudaha u...
Kulamadii u socday Xaaf & RW Khayre oo War Murtiyeed laga soo saaray (Akhriso)
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal...
Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo la kulmay Waxgaradka Cadaado ee tabashada …
Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumada Somaliya Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka magaalada Cadaado ee shalay...
Galmudug oo soo saartay amar ku socda shacabka Koonfurta Gaalkacyo (Akhriso)
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta ku soo rogay shacabka ku nool gobolka Mudug gaar ahaan Koonfurta Galkacyo.
Qoraal ka soo baxay...
Ergada Beesha Saleebaan oo goordhaw lagu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)
Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray ergayda beesha Reer Xaaji Saleebaan ku matalaya shir weynaha dib u heshiisiinta dadka dega Galmudug.
Diyaarad...
Rasaas lagu furay guri uu Dhuusamareeb ka degan yahay Shiikh Shaakir
Rasaas ayaa caawa laga maqlay Xarunta Inji oo ay degan yihiin Madaxda Sare ee Ahlu sunna Waljameeca iyo Guddigii Doorashada Galmudug ee uu Magacaabay...
C/kariin Guuleed oo ka hadlay dagaalada ka soo cusboonaday gobolka Mudug
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyada mar kale ka soo cusboonaaday degaano ka tirsan gobolka...