Friday, August 19, 2022

Ciidamada booliiska oo gacanta ku dhigay rag la tuhmayo in ay geesteen dil laga...

Ciidamada booliiska saldhiga degmada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay rag lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dil maalmo kahor degmadaasi loogu...

Xog ku aadan Liiska ugu horeeya Musharaxiinta Aqalka Sare ee Qoor Qoor soo saarayo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda soo saaro liiska musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka...

Galmudug oo Shaacisay in faraha kala baxeen Dhax Dhaxaadintii Farmaajo iyo Rooble !

Waxaa xalay mar kale fashil kusoo dhamaaday wadahadalo lagu dhax dhaxaadinayay  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynaha...

Sheekh Shaakir oo hadal adag kula hadlay Odayaasha Guriceel oo Codsi ula tagay

Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa laga dareemayaa cabsi dagaal dhax mara ciidamada kooxda Ahlu Sunna ee magaaladaasi hada maamusha iyo ciidamada maamulka Galmudug...

AMISOM oo si adag uga jawaabtay Eedeyn culus oo uga timid kooxda Ahlu Sunna

Qoraal kasoo baxay Hogaanka Ahlu Sunna ayaa lagu eedeeyay ciidamada Nabad ilaalinta u Jooga Soomaaliya ee  AMISOM in ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii xooganaa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Caawa si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo lacago badan ka aruursaday Musharaxiin kaddibna si xun…

Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka socota dowlad goboleedyada dalka iyo caasimadda Muqdisho ayaa ku socoto si musuq maasuq ah aan horey loo arag,...

Qoor Qoor iyo Xildhibaano la socday oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug...

Wasiirada Maamulka Galmudug oo amar cusub la siiyey & khilaafka oo faraha ka baxay

Wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu amray inay deg deg ku tagaan magaalada Cadaado iyadoo khilaafka Madaxda Galmudug uu haatan gaaray meel aan waxba...

Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo lagu soo dhoweeyey Koonfurta Gaalkacyo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo Madaxa xukuumadda maamulkaasi Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ooe hoggaamiya Garabka Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir