Tuesday, April 23, 2024

Sargaal katirsanaa Al Shabaab iyo qaar kamid ah ilaaladiisa oo la dilay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay in ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ay dileen sargaal katirsanaa Al Shabaab iyo qaar kamid ah...

Dil nooc cusub ah oo caawa ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Nin la sheegay inuu toorey ku hubeysnaa ayaa caawa xaafada Berdaale ee magaalada Baydhabo ku dilay askari ka tirsanaa ciidanka dowlada ee magaaladaas ka...

Khalalaase ka dhasha doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo laga digay

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa lagu wadaa bisha soo socota in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi ay...

Musharax ay Taageereyso dowlada federaalka oo ka degay Baydhabo (Daawo Sawirro)

Wasiirka Tamarta ee dowlada federaalka C/casiis Lafta Gareen ayaa maanta ka degay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay halkaasoo lagu soo dhoweeyey. Lafta-gareen ayaa la filayaa...

Afhayeenka dowlad goboleedyada oo ka jawaabay hadalkii Wasaarada A/Gudaha Somalia

Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed, ahna Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda C/llaahi Shiikh Xasan ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay inay Ciidan iyo hub...

Dayuurad Baydhabo ka dejisay gaadiid aysan xabadu karin & ilaalo hubeysan

Dayuurad magaalada Muqdisho ka qaaday gaadiidka aaney xabadu Karin ee Bulletproof-ka loo yaqaano iyo ilaalo hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe ka degtay magaalada Baydhabo. Wararka...

Guddiga Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo la magacaabay(Akhriso Magacyada)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koomnfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekunaa, ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bisha soo socota lagu wado in...

Maamulka Sh/hoose oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa ka jawaabay hadal uu Madaxweynaha dalka ka jeediyay shirkii golaha wasiirrada ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Farmaajo...

War Cusub oo kasoo kordhay magacaabistii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed

Waxaa saakay si weyn Warbaahinta loogu baahiyay qoraal la sheegay in uu kasoo baxay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekuna oo lagu...

Gaadiidka qaar iyo Mooto Bajaajta oo Mudo kooban laga mamnuucay magaalada Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan howlgalo wadajir ah ay sameenayaan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs