Thursday, April 25, 2024

Xildhibaanadii Koonfur Galbeed ee ku sugnaa Muqdisho oo maanta ku laabtay Baydhabo

Qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada...

Tirada Lacago Dowlada Federaalka siisay Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xiligan waxaa soo wajahay khalalaase siyaasadeed, waxaana laga cabsi qabaa in dib u dhac ku yimaado doorashada...

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha dib loo dhigay

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ku shaaciyeen in fara galin xoogan dowlada...

Wararkii Ugu dambeeyay Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Baydhabo iyo Doorashada oo laga cabsi...

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa xiligan ka taagan xiisad siyaasadeed iyo jahwareer soo wajahday doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Inta...

Madaxweyne Shariif Xasan oo xil ka qaadis sameeyay xili uu xaalku ku xun yahay...

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka ka qaaday mid kamid ah Golihiisa Wasiirada oo mucaaradad u...

Xiisad caawa ka taagan Baydhabo & Shariif Xasan oo kulan xasaasi ah la qaatay..

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Maamulka Koonfur galbeed Somalia Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa caawa kulan albaabadu u xiran yihiin la qaatay guddoomiyaha Baarlamanka Maamulkiisa. Waxaa...

Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo goor dhow iscasilay

Guddoomniyaha Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow iscasilay sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo. Carfo Ibraahim Aadan oo shir jaraa’id ku...

Shariif Xasan oo laga yaabo in uu ka tanaasulo Doorashada  Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Warar saacadihii ugu dambeeyay isa soo tarayay ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan uu qorsheenayo saacadaha soo aadan...

Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casilay iyo sababta keentay

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu...

Abuu Mansuur oo qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashada ee Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa bilaabay diiwaangalinta Musharaxiinta u taagan doorashada xilka Madaxweynaha maamulkaasi . Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs