Abuu Mansuur oo dhagaha ka fureestay Amarkii Dowlada iyo Munaasabad lagu taageerayo oo…
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa olole xoogan kawada Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo isku soo sharaxay Madaxweynaha...
Ciidamada dowlada oo laga qabsaday degaan ku dhow Baydhabo & Xiisad ka taagan
Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay iney qabsadeen tuulada Goofguduud Buurey oo 30km magaalada Baydhabo kaga began dhinaca degmada Waajid.
Sida warku sheegayo ciidamo...
Labo kamid Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha shacabka oo la dilay
Kooxo hubeesan ayaa maanta siyaabo kala duwan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ugu dileen labo kamid ah ergadii soo dooratay Xildhibaanada...
Beelaha Koonfur galbeed Somalia ma iyagaa ugu horeeyay inay u barakacaan gobolada beelaha kale?
Sidaan ognahay kumanaan ka mid ah beelaha dega Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa rubac qarnigii ugu dambeeyay ku barakacay qaybo ka mid ah dhulka...
Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose
Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Lambar 60 ee gobolka Sh/hoose qarax ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya oo marayay...
Aqalka Sare oo wufuud dhexdhexaadin ah u diray dowlad goboleedkii Sadexaad
Wufuud ka socota Golaha aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u kala dhoofay magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo ee dowlad Goboleedyada Koonfur galbeed...
Al Shabaab oo soo bandhigtay Meydka askari katirsan ciidanka Gaashaan iyo Hubkiisa (Daawo Sawirada)
Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigtay meydka askari katirsanaa ciidanka sida gaarka ah u tababaran oo labo...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Musharxiin uu ku jiro Mukhtaar Roobow
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka...
Dowlad goboleedka K/Galbeed oo qaaday talaabo kale oo ka dhan ah dowlada federaalka
Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay iyadoo tixraaceysa shirkii magaalada Kismaayo lagu soo gebagabeeyay Sabtidii inay hakisay xiriirkii wadashaqeyneed ee kala dhaxeeyay dowladda federaalka...
Ciidamo Soomaali iyo Ajaaniib ah oo Weeraray Guri uu lahaa Madaxweynihii hore ee Somalia
Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ay wehliyaan ciidamo Ajaaniib ah ayaa labo habeen kahor waxa ay weerar ku qaadeen guriga Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya...