Ciidanka Milateriga oo degaan cusub kala wareegay Al-Shabaab ka dib dagaal dhexmaray
Ciidanka Xoogga dalka ee ka howlgala degaanada Maamulka Koonfur galbeed iyo xoogaga Al-shabaab kala wareegay degaan ka tirsan Gobolka Bay ka dib dagaal dhexmaray.
Dagaalka...
Dab caawa qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa ganacsiga degmada Wanle-weyn (Sawirro+Video)
Dab ayaa la soo sheegayaa inuu caawa ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka naga...
(Sawirro) Taliyaha Booliska DF oo Baydhabo gaaray, kana hadlay ujeedka safarkiisa
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi saraakiil ah oo uu hogaaminayo oo ah saraakiil sare oo ka tirsan taliska...
(Sawirro) Madaxweyne Deni oo xalay xaflad soo dhoweyn loogu sameeyey Baydhabo
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Koonfur...
Madaxweyne Deni & oo si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Baydhabo.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan...
Ciidamada Xoogga dalka oo qabtay rag ka tirsan Al-Shabaab oo miino aasayey
Hawlgal gaar ah oo maanta ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose, ayey ku qabteen 2-nin oo...
Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab & ilaaladiisa oo lagu dilay gobolka Sh/hoose
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibadood Maraykanka howlgal ay ka fuliyeen nawaaxiga degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada Hoose ay ku...
Qarax Meyd lagu soo xiray oo lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed
Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar iskugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah oo saaka xoogaga Al-shabaab ku qaadeen degaanka Goof-guduud ee gobolka Bay.
Al-Sh$abaab...