Thursday, April 25, 2024

Weerar dhaliyay khasaaro dhimasho oo lagu qaaday Masjid kuyaala Afgooye

Kooxo hubeesan ayaa xalay xilli lagu guda jiray salaadii cishaha waxa ay weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ku qaadeen gudaha masjid...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Suuq ku yaalla Baydhabo (Sawirro)

Qarax geystay khasaare xoogan ayaa goor dhow oo duhurnimadii ah ka dhacay Suuqa lagu iibiyo Qaadka ee magaalada Baydhabo. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa...

(Sawirro) Nin isku diyaarinayey weerar isqarxin ah oo lagu qabtay Baydhabo

Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Nin xirnaa jaakad miineysan oo ay sheegeen inuu doonayay inuu fuliyo qarax ismiidaamin ah Ninkan...

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo maanta kusii jeeda magaalada…

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Baydhabo ee caasimada KMG...

Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Aqalka Sare ee maanta ka dhaceysa Baydhabo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ka dhacdo Doorashada xubno katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Laftagareen oo saraakiisha ciidamada kala shiray dib u furida jidadka Xudur (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayey dar-dar gelinta xaqiijinta amniga iyo dib u furida wadooyinka ay...

Weriye ka tirsan Idaacadda VOA oo la dhigay xabsiga Magaalada Baydhabo

Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay iney xabsiga u taxaabeen wakiil wareedkii Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ee magaaladaas Mukhtaar Maxamed Catoosh. Wararka ayaa...

Xubin kasoo goostay dagaalyahanada Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Ciidanka Nabad Sugida maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay nin la sheegay in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab , kaa oo go'aansaday in si...

Ciidamo Nabad Sugid ah oo weerar ku qaaday Guriga Hooyo dhashay Wasiir katirsan Xukuumada...

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumada Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade ayaa ku eedesay ciidamada Nabad Sugida Koonfur Galbeed in weerar ku qaadeen guriga...

Diiwaangalinta musharaxiinta xubnaha aqalka sare ee K/galbeed oo Baydhabo ka socota

Diiwaangalinta 10 Murashax oo u tartami doona shan kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanya ka bilaabatay Magaalada Baydhabo Xubnaha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs