Thursday, August 11, 2022

Habraaca Doorashada Saddex Kursi oo mid kamid ah loo xiray Sheekh Shariif oo la...

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay saddexda kursi ee ugu dambeeya kuraasta deegaan doorashadooda tahay Hirshabelle, kuwaa oo lagu wado in...

Guudlaawe oo ka dalbaday Xildhibaanada Hirshabelle inay codka siiyaan Musharax uu wato (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay  kulan la qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ee deegaan doorashadoodu...

Doorasho Xamaasad leh oo goordhaw ka dhacday magaalada Jowhar (Yaa ku Guuleestay)

Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#009 , waxaana kursigan ku tartamayay xildhibaankii horey ugu...

Qarax lagu soo xiiray Gaari Cabdi Bille ah oo ka dhax dhacay gudaha Saldhig...

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay qarax miino oo jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado katirsan Baledweyne...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho soo gaaray lana kulmay Xasan Sheekh (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo xubno la socda ayaa maanta safar shaqo kusoo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee...

Qarax Goordhaw lala eegtay xubno katirsan guddiga Doorashada Heer federaal

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay xubno katirsan guddiga doorashada heer federaal, qaraxan ayaana ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada...

Musharaxiin badan oo ku tartamaya Doorashada kursiga HOP106 (Magacyada+Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shahaadada musharaxnimo siiyay lix musharax oo isku soo taagay in ay ku tartamaan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106...

Doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka oo xalay ka dhacday Jowhar (Sawirro)

Doorashada Kursiga tirsigiisu yahay Hop024 ayaa saqdii dhexe lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle. Waxaa ku tartamay Murashixiinta kala ah ; Maxamed Axmed Maxamed...

Guddiga soo xulista ergada labo kursi oo Jowhar lagu dooranayo oo la shaaciyay

Guddiga Hirgalinta Doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada dooraneysa labada kursi ee tirsigoodu yahay HoP024 iyo HoP106 kuwaa oo  lagu...

Doorashada Kursi loo xiray Musharax Madaxweyne oo Maanta dhaceysa (Sawirro)

Waxaa maanta oo axad ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ka dhacdo doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop#140, doorashada kursigan ayaana...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir