Thursday, August 11, 2022

Taliye cusub oo la wareegay taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM (Sawirro)

Ka dib xaflad ka dhacday magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka Gen. Michael E. Langley ayaa la wareegay xilka taliyaha taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan...

Madaxweyne Musaveni oo jeediyey hadalo bahdil ku ah dowlada Somalia

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid tahay sida ay dowladaha Somalia iyo Ugandha isaga kaashan karaan dhinaca amniga. Museveni oo...

Madaxweyne Laftagareen oo booqday Jaamacadda Jigjiga (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdiga uu Hogaaminayo Socdaalka Shaqo ku jooga Magaalada Jigjiga ayaa Booqday Jaamacada Jigjiga...

Wasiiradii ugu horeeyey ee Xukuumada cusub oo xilka la wareegay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cilmi Maxamed Nuur iyo...

Xubin ka baxay guddigii uu Magacaabay Shiikh Aadan Madoobe

Xubin ka tirsanaa Guddigii uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka cudurdaartay ka mid noqoshada guddiga Shiikh Aadan Madoobe ayaa guddigan u xilsaaray iney soo...

Dalal kuyaalla Afrika oo bilaabay tirakoobka Mid kamid ah Xayawaanada kunool

Qaar kamid ah Waddamada kuyaalla Qaarada Afrika ayaa bilaabay tirakoob ay ku sameenayaan maroodiga kunool , waxaana tirakoobkan noqonayaa midkii ugu horeeyay ee abid...

Guddi baaraya Xildhibaanadii Foodada ka sameeyay xarunta Golaha Shacabka oo la magacaabay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar,maanka federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kasoo talabixiya dhacdadii 07/08/2022 ka dhacday...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Madaxda iyo Odayaasha Dowlad Deegaanka Soomaalida (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar shaqa ku jooga Magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa kulan la qaatay Odeyaasha...

Sargaal katirsan Milatariga Soomaaliya oo la dilay iyo ninkii dilay oo isna la toogtay

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa dil loogu geestay sargaal katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya, waxaana dilka sargaalkan loo geestay kasoo baxaya...

Qaraxyo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta qaraxyo khasaaro badan geestay uu ka dhacay deegaano kuyaalla...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir