Xoogag taabacsan Al-Shabaab ayaa lagu arkay tuulooyin hor leh oo hoos taga Buuraleyda Galgala ee gobolka bari, halkaasoo la sheegay in aysan horey u joogin....
Duufaantan ayaa ku soo aaday xilligii la saadaaliyay galinka dambe ee Khamiista ah, iyadoo ku dhufatay gobolka North Carolina. Waxay sheegeen inay filayaan daa’dad nolosha...
Xog sirdoon oo khaldan ayaa la sheegay iney sabab u aheyd Ciidamo Maraykan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay todobaadkan guriga madaxweynihii hore ee...
Gelinkii dambe ee maanta waxaa degmada Ceelwaaq Kenya ka dhacay rabshado sababay khasaare dhimasho oo illaa afar qof gaaraya. Rabshadahan ayaa bilowday ka dib markii...
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee hantida qaranka iyo hannaanka saxiixyada heshiisyada...
Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay in iyagoo taageero siinaya kuwa dowlada ay 11-kii bishan duqeymo cirka ah ka fuliyay degaanka Mubaarak ee gobolka...