Wasiir Abuu Mansuur oo arrimo muhiim ah kala hadlay Dr. Ali Erbash.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magaaalada Makka kula kulmey Madaxa Arrimaha Diinta (DIYANET) ee Dalka...