Madaxweyne Ciro oo lagu soo dhoweeyey dalka Jabuuti (Sawirro)
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Waftigii uu hogaminaayo ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxaana garoonka diyaaradaha  ku soo dhaweeyey Ra’iisal Wasaaraha dalka Djibouti ...