Al Shabaab oo galabta cashir loo dhigay Wasiirka Gaashaandhigga oo bogaadiyay
Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab weyn ka helayay ciidanka macawuusleyda gobolka Hiiraan, ayaa galabta weerar xooggan ay khasaaro ku gaarsiiyeen maleeshiyaad katirsan kooxda Al Shabaab,...