Turkiga oo shaaciyey qorshe cusub oo uu ku wajahayo Somalia
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa wareysi uu siiyay majalladda Jeune Afrique waxaa uu adkeeyay ballanqaadka dalkiisa ee taageerada Soomaaliya, gaar ahaan la-dagaallanka argagixisada...