Madaxweyne Deni oo booqday askar dhaawacan oo Adis Ababa lagu daweenayo (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa Isbitaal kuyaalla Adis Ababa ku booqday ciidamo katirsan Puntland oo kusoo dhaawacmay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland...