Puntland oo shuruud ku xirtay ka qeyb galka gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan
Maamulka Puntland oo ka hortimid gogoshii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa sheegtay in aysan qeyb ka noqon doonin Shirkaasi ilaa Villa Somalia aqbasho...