Waxaa maanta lagu waday in magaalada Muqdisho ka dhacdo munaasabad lagu waday in loogu dhawaaqo xisbi weyn ay ku mideysan yihiin madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga, ayaa cambaareysay weerarrada gantaalada loo adeegsaday ee Hindiya ay ku qaaday Pakistan, iyadoo sheegtay in lagu bartilmaameedsaday dad rayid...
Pakistan waxay soo riday labo diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ee ciidanka Hindiya, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Reuters, oo xiganaysa afhayeenka milatariga...