Maxaa loogaa hadlay shirkii Golaha Wasiirada Somaliland?
Fadhigii 19-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), isla markaana uu ku wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka Mudane...