Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Addis ababa iyo xog ku aadan ujeedada socdaalkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya....