Askar hubeysan oo la sheegay in ay katirsan yihiin ciidanka daraawiishta maamulka Puntland, ayaa maanta weerar khasaaro kala duan dhaliyay ku qaaday saldhigga Koonfureed ee...
Xiisada dagaal ee u dhaxeeysa waddamada ku hubeysan hubka Nukliyeerka ee Pakistan iyo Hindiya, ayaa cirka sii galeysa, waxaana cabsi weyn laga qabaa in labada...
Maamulka Isbitaalka taqasusiga & tacliimiga ah ee Dalmar ayaa qaaday tallaabo dhiirrigelin ah ka dib markii uu si rasmi ah u abaalmariyay qaar ka mid...
Qorsho lagu dhisi lahaa xisbi weyn oo ay yeelanayaan madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa fashil qarka...
Hadal ka soo yeeray madaxweyne Trump oo la xiriira tirada dadka Israa’iil ee Qasa lagu haysto ayaa dhaliyay caro badan oo qoysaskooda ah. Wuxuu sheegay...
Muddooyinkii dambe waxaa soo baxayay warar sheegaya in dowladda Imaaraadka Carabta ku rakibtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Puntland Raadaar ay sameysay Isra’iil, sidoo...
Ra’isul Wasaaraha dalka Pakistan  Shabaz Shariif, ayaa si adag u cambaareeyay weerarka dhiigga badan ku daatay ee Hindiya kusoo qaaday dalkiisa, waxa uuna ku hanjabay...