Dowlada Somalia oo xeer cusub ku soo rogtay Ganacsatada Shidaalka
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Xeer-nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka la dhaqan-gelinayo laga bilaabo 21-ka June 2025, sida...