Allbanaadir.com
NEWS

Dowlada Somalia oo xeer cusub ku soo rogtay Ganacsatada Shidaalka

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Xeer-nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka la dhaqan-gelinayo laga bilaabo 21-ka June 2025, sida lagu go’aamiyay shir muhiim ah oo qabsoomay 21-ka May 2025.

Xeerkan ayaa lagu maamuli doonaa dhammaan ganacsiyada ku lug leh sifaynta, kaydinta, iyo qaybinta shidaalka iyo gaaska gudaha dalka.

HOOS KA DAALACO SAWIRADA

Related posts

Iran oo gantaalo ku garaacday Fariisimo Ciidamada Isra’il ku leeyihiin Buuraha Golan Heights

Cabdi Cade

Maxkamada caalamiga ah ee ICJ oo go’aan culus ka soo saartay dagaalka Gaza

Caydiid Ali

Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Kenya oo u geeriyooday Dhaawac soo gaaray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---