Ururka ONLF ayaa sheegay in xubno ka tirsani ay magaalada Addis Ababa kula kulmeen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar. ONLF ayaa sheegtay...
Ciidamo Gadoodsan oo katirsan Maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay Bangiga dhaxe ee magaalada Gaalkacyo, waxa ayna Ciidamada xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka...
Waxaa dib loo fasaxay adeegii Internetka ee ka jarnaa bariga dalka Itoobiya ay ku jirto dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana Internet la’aanta saameyn badan ku...
Waxaa magaalada Muqdisho lagu xir xiray Saraakiil iyo ciidamo badan oo katirsan booliiska Soomaaliya, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay ku kaceen Musuq maasuq iyo...
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Gobolka Lamu ee dalka Kenya, waxa ayna Al Shabaab khasaaro gaarsiiyeen shirkad korontada siin jirtay magaalooyin...