Category : NEWS
Duqa Muqdisho oo xilka laga qaadayo iyo xog ku aadan cida laga yaabo in lagu bedelo
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in ay socdaan qorshe la doonayo in xilka looga qaado Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng...
Madaxweynaha cusub ee DDSI oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Jigjiga (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka soo kicitamay magaalada Addis Ababa ayaa maanta gaaray...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Digniino laga bixiyey telefono dibeda ka soo waca dadka oo laga hadal hayo Muqdisho
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay lambaro dibadda ah oo maalmahan dambe soo wacaya telefoonada ay heystaan dadka ku nool...
Dibed-bax ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay degmada Baardheere (Daawo Sawirro)
Boqolaal qof oo ka mid ah shacabka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa maanta dhigay Banaanbax ka dhan ah Madaxweynaha Jubbaland. Dadka banaanbaxayay ayaa ku...
Muhaajiriin ku xayirnaa Markab dushiisa oo loo ogolaaday in ay kasoo degaan (Daawo Sawirada)
Muhaajiriin mudo isbuuc ah dul saarnaa Markab taagan dekedda Sicily ee dalka Talyaaniga ayaa loo ogolaaday in ay kasoo degaan, kadib markii xal laga gaaray muran...
Wasiiro ku xirnaa magaalada Hargeysa oo la sii daayay
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xuriyadooda dib loogu celiyay labo Wasiir oo katirsanaa Maamulkii Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya...
Somaliland oo gaadiid lala soo baxsaday ku wareejisay dowlada Itoobiya
Maamulka Somaliland ayaa maanta gaadiid badan oo lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya intii ay rabshadaha socdeen waxa ay ku wareejisay masuuliyiin katirsan dowlada...
Darajada Sarreeye Guuto Oo Loo Xiray Gabadhii Ugu Horreysay Ee Soomaaliyeed (Daawo Sawirada)
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray...
Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo hal mar magacaabay Agaasime iyo Xoghaye joogto
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo kamid ah Wasiirada ugu saameynta badan Xukuumada ayaa hal mar magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi iyo...