Amiir William oo katirsan Boqortooyada UK ayaa booqasho ku tagay dhulka Falastiin iyo sidoo kale dhulka ay xooga ku heesato Isra’il, waxa uuna Amiirka la...
Warbixin ay soo saartay hey’adda xasaradaha aduunka International Crisis Group ee loo soo gaabiyo (ICG) ayaa lagu sheegay in laga cabsi qabo dagaal markale ka...
Waxaa maanta magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Aqalka senate-ka...
Wararka naga soo gaaraya halka loo yaqaano Tabeellaha Shiikh Ibraahim oo ka tirsan degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho, Ciidamada ammaanka ayaa gelinkii dambe ee...
Waqooyiga England ayaa waxaa lala tacaalaya dab weyn oo ka kacay degaan caws badan oo u dhow magaalada Manchester. Ilaa 150 qof ayaa laga daadgureeyey...
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dalkiisa uu bilaabi doono Khamiista inuu ka soo saaro shidaal cayriin degaanka Soomaalida sida ay warbaahinta gudaha...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumandoska Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal qarsoodi ah oo ay xalay ka fuliyeen magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada...