Soomaaliya ayaa shaacisay inay gudbisay Jawaabihii laga sugaayay ee ku aadan dacwadda Badda ee kala dhaxeysa dowladda Kenya taasoo hor taalla Maxkamada caalamiga ah ee...
Xoogag taabacsan Al-Shabaab ayaa lagu arkay tuulooyin hor leh oo hoos taga Buuraleyda Galgala ee gobolka bari, halkaasoo la sheegay in aysan horey u joogin....
Duufaantan ayaa ku soo aaday xilligii la saadaaliyay galinka dambe ee Khamiista ah, iyadoo ku dhufatay gobolka North Carolina. Waxay sheegeen inay filayaan daa’dad nolosha...
Xog sirdoon oo khaldan ayaa la sheegay iney sabab u aheyd Ciidamo Maraykan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay todobaadkan guriga madaxweynihii hore ee...
Gelinkii dambe ee maanta waxaa degmada Ceelwaaq Kenya ka dhacay rabshado sababay khasaare dhimasho oo illaa afar qof gaaraya. Rabshadahan ayaa bilowday ka dib markii...