In ka badan 2,500 oo arday oo fariisatay imtixaanka qabuulka ee Jaamacada Soomaaliya (Daawo Sawirada).
Waxaa Xarumaha Jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho & deegaanka Ceelasha Biyaha ee dagmada Lafoole ka bilowday imtixaanka ogolaanshaha ee Jaamacada Soomaaliya sanad dugsiyeedka 2018-2019 kaasoo...