Maxay tahay sababta Cabdalla Cabdalla muddo kooban loogu xayiray garoonka Aadan cadde?
Taliye ku-xigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa saaka muddo saacado ah lagu xayiray garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Cabdalla Cabdalla oo...