Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xildhibaanada Aqalka Sare oo diiday ka qeyb galka furitaanka kalfadhiga golaha shacabka

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay ka qeyb galka munaasabada Furitaanka kala Fadhiga Afraad oo xiligan ka socota xarunta Akademiyada Booliska Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho

Qaar ka mid ah Xubnaha aqalka sare ayaa sheegay in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga Aqalka Sare, isla markaana  ay maalinta Berri ah furi doonaan.

Waxay intaas ku dareen inaysan qeyb ka aheyn furitaanka maanta ee Baarlamaanka ee Soomaaliya ee dugsiga Generaal Kaahiye, iyagoo aan cadeynin sababta ay uga qeyb geli waayeen iyo waxyaabaha keenay iney go’aankan qaataan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Madaxweyne Deni iyo wafdi uu horkacayo oo safar dibeda ah u ambabaxay (Sawirro)

Caydiid Ali

Israel oo duqeyn culus ka geysatay xerada Jabalia iyo dad ku dhamaaday (Sawirro)

Caydiid Ali

(Akhriso) Madasha Xisbiyada Qaran oo taageero u muujisay Guddoomiyaha aqalka Sare

Caydiid Ali
Taboola Ads ---