Siyaasi caan ah oo ku baaqay in Madaxda dowlad goboleedyada la mariyo wadadii Cabdi Maxuud Cumar
Qoraal ah uu ku soo daabacay bartiisa Twitter-ka ayaa hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin waxaa uu kaga hadlayay xaalada Soomaaliya isagoo si...